HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ex_xildhibaan Siciid Diiriye*Xasan Sheekh wuxuu iska horleenayaa beelaha*.

Garoowe, Oct 30 2016--Ex Xildhibaan SIiid Diiriye Maxamed oo ka Mid ahaa Mudanayashi Baarlamaka Puntland ee Hada Joogay Badalay oo Waraysi Gaar Siiyay Radio Daljr ayaa Ka Hadlay Xaalada Gobolada Dhexe ee Dalka iyo Sharcii ahaan Shaha Madaxda Dawlada Fderalka Sida Madaxweynaha .

Heshiis horudhaca oo laga gaaray dhexdhexaadintii beelihii ku dagaalamay dhawaan deegaanka Rako ee goblka Karkaar.
Kooxda Yamayska oo xaqiiqsatay u soo bixitaanka sami finnalka tartanka tayaynta kooxaha heerka 1aad ee Mudug,(Sawirro).
DHAGAYSO: Odayaasha Dhaqanka Puntland oo Go’aan loo Soo jeediyay Diiday

Garoowe, Oct 30 2016–Ex Xildhibaan SIiid Diiriye Maxamed oo ka Mid ahaa Mudanayashi Baarlamaka Puntland ee Hada Joogay Badalay oo Waraysi Gaar Siiyay Radio Daljr ayaa Ka Hadlay Xaalada Gobolada Dhexe ee Dalka iyo Sharcii ahaan Shaha Madaxda Dawlada Fderalka Sida Madaxweynaha .

 
Siciid Diiriye Waxaa uu SHeegay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu Xilkii Dastuuriga ahaa ee uu Afartii Sano ee La Soo Dhaafay uu Ku Joogay ka Dhamaatay uuna uga Faaidaysanayo Xafiiska Sidii uuu Beelaha Soomalida Isaga Horkeeni Lahaa .
 
Siciiid Diiriye Waxaa Kale oo uu Soo Dhaeeyayay Heshiiska Hordhaca ah ee ay Wada Gaareen madaxweyne Gas iyo Siyaasi Galan ee Magalada Carmo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: