DHEGEYSO-Waa sidee nolosha dadkii kasoo barakacay degmada Qandala.

Burci, Oct 30 2016–Ilaa laba kun oo qoys ayaa kasoo qaxay degmada Qandala ee gobolka Bari , iyagoo ka baqnaya inay ku dul dagaalamaan ciidamada Puntland iyo koox xiriir la leh Daacish oo dhowaan deegaankaasi gaartay

 
Dadka kasoo qaxay magaalada Qandala ayaa qaarkood soo gaaray meelo ka mid ah tuuloyiinka degmada Qandala iyo deegaanada kale ee u dhow ee saaran xeebaha.
 
Siciid Maxamuud oo ka mid ah dad tiro yar oo soo gaaray deegaanka Karin-qandala oo katirsan tuulooyinka degmada Qandala ayaa sheegaya inay darruufo haysato maadaama deegaanka oo horay uga jiray abaar ay hadda ugu soo darsantaay baqdin sababtay inay guryhoodii soo faarujiyaan.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com