DHAGAYSO: Odayaasha Dhaqanka Puntland oo Go’aan loo Soo jeediyay Diiday

Bossaso, 10, Febru, 2016 -(Daljir)_Iyadoo maanta ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya uu magaalada garoowe kula kulmay Isimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland ayaa Odayaasha dhaqanku waxaa ay si cad u diidaay dalabkii Micheal Keating ee ahaa inay qaataan 4.5

Nabadoon Maxamed Daahir Maxamed Marya cade iyo Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo soo booqday daljir garoowe waxaa ay ka warameen kulamadii ay la qaateen wakiil iyo waxyaabihii looga wada hadlay

Jaamac Cabdiraxmaan ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com