HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Buuhoodle, Nov 19 2016---Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Mareykanka oo uga digay Ciraaq in ay u kala qaybsanto hab isir ku salaysan.
Burcad badeed Somali ah oo diiday inay siidaayaan markab ay madax furasho ka qaateen oo la laayey.
Baahin: Khamiis, Feb 16, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. R/wasaare Gaas oo ugu baaqay madaxda shirka Garowe II dhamaystirka dastuurka & dib u habaynta baarlamaanka; Ganacsatada oo dhib kala kulanta wadada isku xirta Bossaso & Laasqoray oo burbursan, caqabadna ku ah ganacsiga; Mudanayaal ka tirsan dawlada federaalka oo ku baaqay in dastuurka Somaliya lagu dhaqan geliyo afti shacab.

Buuhoodle, Nov 19  2016—Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: