HomeUncategorized

Daawo Sawirrada-Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo lakala durkiyey.

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo General Siciid Dheere oo ah taliyaha ciidanka difaaca Puntland iyo guddiyada saraakiisha labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guulaystay in la kala qaado ciidamada isku horfadhiyay galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana la kala fogeeyay masaafo 4km.

Booliska Kenya oo soo saaray digniin kadhan ah Ururka Alshabab.
DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.
Taliyihii qaybta bileyska ee gobolka Karkaar oo xilkii laga qaaday, taliye cusubna loo magacaabay.

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo General Siciid Dheere oo ah taliyaha ciidanka difaaca Puntland iyo guddiyada saraakiisha labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guulaystay in la kala qaado ciidamada isku horfadhiyay galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana la kala fogeeyay masaafo 4km.

Madaxweyne Gaas waxaa kale oo lagu wadaa inuu tago koontaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaas oo lagu dhameystirayo hannaanka kala durkinta ciidamada.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: