HomeUncategorized

DHEGEEYSO-Shirkii Muqdisho oo weli hakad kujira iyo beesha caalamka oo dedaalo wada.

Muqdisho, 27, 2016- Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa weli kusugan madaxda ugu saraysa Soomaaliya iyo kuwa maamulada kajira wadanka oo isku khilaafsan arrimaha doorashada Soomaaliya.

Geeri Naxdin leh : Wariye Cawke oo ku Geeriyooday Jig-jiga
Qaxootiga Somalida ee xerada Dhadhaab oo ay ammaan xumo soo food saartay
DHEGEYSO-Taliyaha ladagaalanka argagixisada Puntland oo ka digey siidaynta dadka la xukumo.

Muqdisho, 27, 2016- Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa weli kusugan madaxda ugu saraysa Soomaaliya iyo kuwa maamulada kajira wadanka oo isku khilaafsan arrimaha doorashada Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada Dawlada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac Quraancel oo Radio Daljir lahadlay maanta sheegay in Shirkii Magaalada Muqdisho Layku Fahmi Waayay aysana jirin wax shirar ah oo socda.

Dhanka kalena afhayeenka ayaa xusay inay jiraan dedaalo dheeraad ah oo ay wadaan xubnaha beesha caalamka, wuxuuna tilmaamay in madaxweynaha Soomaaliya oo kudhegan 4.5 uu khilaafku kadhashay.

Diiwaanka Wararka Daljir

DHEGEYSO CODKA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: