HomeUncategorized

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Caawa iyo Daljir, Sabti 27 Oct 2012,_ Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo, Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Kismaayo, odayaasha gobolka Mudug oo dhaliilay habka loo wado dhismaha golaha deegaanka Galkacyo, Ciidamada Dawlada oo kaabika ku haya Jowhar, iyo Safaarada Somalia ee Kenya oo ka hadashay Tacadiyo ciidamada Kenya u egsyteen Shacab Soomaaliyeed.

Madaxda gobolka Mudug oo shir la yeeshay madaxda dadka soo barakacay, lagu gorfeeyey amniga gobolka.
Baahin: Sabti, 6 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo
Muran ka aloosan maamulka cusub ee loo magcaabay gobolka Cayn. [Dhegaysi …]

Caawa iyo Daljir, Sabti 27 Oct 2012,_ Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo, Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Kismaayo, odayaasha gobolka Mudug oo dhaliilay habka loo wado dhismaha golaha deegaanka Galkacyo, Ciidamada Dawlada oo kaabika ku haya Jowhar, iyo ?Safaarada Somalia ee Kenya oo ka hadashay Tacadiyo ciidamada Kenya u egsyteen Shacab Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: