Site icon Radio Daljir

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Caawa iyo Daljir, Sabti 27 Oct 2012,_ Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo, Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Kismaayo, odayaasha gobolka Mudug oo dhaliilay habka loo wado dhismaha golaha deegaanka Galkacyo, Ciidamada Dawlada oo kaabika ku haya Jowhar, iyo ?Safaarada Somalia ee Kenya oo ka hadashay Tacadiyo ciidamada Kenya u egsyteen Shacab Soomaaliyeed.

https://daljir.com//resources/files/sabti.mp3?_=1
Exit mobile version