Dhegayso Barnaamijka ka hortaga Burcad Badeedda ee Daljir

Dapp Oct 26 2012-Barnaamijka todobaadkan waxaa marti ku ah Geele Xasan Jimcaale oo ah 31 jir mudo soo ahaan jirey ?Burcad Badeed xiligana sheegay inuu ka tanaasulay falka guracan ee Burcad Badeeda.

Geele wuxuu ka waramayaa Waayihiisii Burcadnimo, Dhibaatooyinkii soo maray, Kooxdii uu la qaraaban jirey oo isagu ka nool yahay, Burcad Badeeda oo aad u cunta dharka xiliga ay ku xayirmaan badda iyo arimo kale oo aad u yaab badan.

?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com