Dhalinyaradda Burtinle oo shacabka ugu baaqay inay qaatan Talooyinka dhakhaatirta (dhegayso)

Dhalinyaradda Burtinle oo shacabka ugu baaqay inay qaatan Talooyinka dhakhaatirta (dhegayso)

Cabdi qafaar Maxamed Maxamuud oo kamid ah dhalinyaradda Aqoonyahanada ee degmadda Burtinle oo Booqday Xarunta Radio Daljir ee Burtinle ayaa shacabka degmaddaas u soo jediyeey inay ka taxadaran halista Cudurka Caronavirus.

Shacabka degmadda iyo Guud ahaan Puntland ayuu ugu baaqay inaysan sahashan khatarta Covid19 oo caalamka dad badan ugu dhinteen iyo sido kalena somaaliya laga helay ku dhawaad 60 qof oo cusub.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com