Dhalinyaradda Burtinle oo shacabka ugu baaqay inay qaatan Talooyinka dhakhaatirta (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaradda Burtinle oo shacabka ugu baaqay inay qaatan Talooyinka dhakhaatirta (dhegayso)

Cabdi qafaar Maxamed Maxamuud oo kamid ah dhalinyaradda Aqoonyahanada ee degmadda Burtinle oo Booqday Xarunta Radio Daljir ee Burtinle ayaa shacabka d

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe: “Farmaajo ayaa Itoobiya naga soo xiray” (dhegayso)
Trump iyo xoghayihiisa arrimaha dibadda oo sheegay inay ciqaabayaan dadkii ka dambeeyey dilkii wariye Jamaal

Cabdi qafaar Maxamed Maxamuud oo kamid ah dhalinyaradda Aqoonyahanada ee degmadda Burtinle oo Booqday Xarunta Radio Daljir ee Burtinle ayaa shacabka degmaddaas u soo jediyeey inay ka taxadaran halista Cudurka Caronavirus.

Shacabka degmadda iyo Guud ahaan Puntland ayuu ugu baaqay inaysan sahashan khatarta Covid19 oo caalamka dad badan ugu dhinteen iyo sido kalena somaaliya laga helay ku dhawaad 60 qof oo cusub.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: