Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe: “Farmaajo ayaa Itoobiya naga soo xiray” (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo looga bartay hadalada xamaasadda iyo xasaasiyadda ah ayaa sheegay maamulka Somaliland in laga soo xiray wadanka Itoobiya oo wada shaqayn dhow ay lahaayeen.

Isagoo ka hadlayay magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu sheegay dowladda Soomaaliya oo hogaankeedu yihiin dhalinyaro ay siyaasaddii dibadda ay kasoo xireen.

“Waa taas Maanta Inanka yaree Farmaajo ah oo isaga oo 15 jir ah Mareykanka tegay Maanta Itoobiya ayuu inaga xiray

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay waxa uu ugu yeeray koonfurta in ay uga dheeraysay siyaasadda arrimaha dibadda, haddana maamulkooda uu ku soo ururay gudaha oo kaliya.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com