Dhalinyarada kacdoonka hormarinta ka bilowday Garoowe oo qoys danyar gaarsiiyay deeq (dhegays)

HomeWararka

Dhalinyarada kacdoonka hormarinta ka bilowday Garoowe oo qoys danyar gaarsiiyay deeq (dhegays)

Dhalinyarada Waan Awoodnaa oo qayb ka ah dhalinyarada ka kacday deegaamada Puntland ee wadda barnaamijka lagu horumarinayo magaalooyinka iyo degmooyinka Puntland ayaa deeq gaarsiiyay qoysas danyar oo ku nool magaalada Garoowe gaar ahaana kaamka Ajuuraan ee duleedka Garoowe. Faarax Yemeni ayaa warbixintan fahfaahinaya http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a0c35a704010020baebd384/warbixin+laba+qoys+oo+danyara+oo+deeq+lagaarsiiyay+.mp3  

Ciidanka jubbaland oo howlgal sameyeey hubna ku soo qabtay
Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil
Garoowe oo lagu gubay Baco Puntland laga mamnuucay (Daawo)

Dhalinyarada Waan Awoodnaa oo qayb ka ah dhalinyarada ka kacday deegaamada Puntland ee wadda barnaamijka lagu horumarinayo magaalooyinka iyo degmooyinka Puntland ayaa deeq gaarsiiyay qoysas danyar oo ku nool magaalada Garoowe gaar ahaana kaamka Ajuuraan ee duleedka Garoowe.

Faarax Yemeni ayaa warbixintan fahfaahinaya

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: