Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey Baraawe (sawiro)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey Baraawe (sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose, halkaasi oo si sare loogu soo dhoweeyey.

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, xubno ka mid ah golaha wasiirada, saraakiisha iyo qaybaha kale duwan ee bulshada ayaa kusoo dhoweeyey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose.

Magalaada ayaa waxaa sidoo kale kusugan madaxa ciidamada Afrika Ambsador Madeira iyo wakiilka QM Keating.

Socdaalka ra’iisul wasaare Khayre ayaa kusaabsan u kuurgalidda xaaladda ammaan iyo ciidamada ee magaalada iyadoona dowladda ay ku dhawaaqday dagaal kadhan ah Al-shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com