(DHAGEYSO) Shir looga hadlayo Dagaaladdii Hiiraan oo Baladweyne ka furmay

Baladweyne May 24, 2016 Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan ayuu maanta u furmay shir looga hadlayo arrimaha dagaaladii u dambeeyey ee kadhacay gudaha Baladweyne, waxaana shirkan diirada lagu saaray sidii loo kala qaadi lahaa dhinacyadii ku dagaalamay Baladweyn.

Gudoomiye kuxigeenka gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadlayey Radio Daljir ayaa sheegay in ay xaqiijin doonaan amniga magaalada Baladweyne, ayna xooga saarayaan sidii loo soo afjari lahaa dagaaladkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com