HomeUncategorized

DHAGEYSO: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo waxay qaban doonaan Soo bandhigay

Garoowe May 11, 2016 Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Cameey ayaa maanta daah-furey shir lagu soo bandhigayey waxqabadka Guddiga doorashooyinka ee Puntland, kaas oo ay dhawaan magacaabeen M/weyne Gaas & Guddoonka baarlamaanka.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_15
Xeer-ilaaliyaha Dowladda Somaliya oo Eedayn u Jeediyay maamulka gobolka Banaadir
Banaabax maanta ka dhacay magaaladda Dhahar ee gobolka Sanaag (Dhegayso)

Garoowe May 11, 2016 Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Cameey ayaa maanta daah-furey shir lagu soo bandhigayey waxqabadka Guddiga doorashooyinka ee Puntland, kaas oo ay dhawaan magacaabeen M/weyne Gaas & Guddoonka baarlamaanka.

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismayo) ayaa ka sheegay kulankan in wax badan ay qaban doonaan, una baahan yihiin in lala shaqeeyo.

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa sheegay in ay xooga saarayaan sidii loola shaqeyn lahaa guddigan, loona baahan yahay in wax badan la hirgaliyo.

Beesha Caalamka waxay balan qaadeen in ay taageeri doonaan guddigan oo ay Puntland ka caawin arrimaha ay u baahan yihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: