DHAGEYSO: Dawladda Mareykanka oo ka hadashay Weerar ka dhacay Soomaaliya

Nairobi May 11, 2016 Wasaaradda Gaashaandhiga ee dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar ay ciidamadeedu ka geysteen Soomaaliya, gaar ahaana gobalka Shabeelaha Hoose, kaas oo ay ku weerareen Saldhig ay leedahay maleeshiyada Al- Shabaab.

Howlgalkan waxaa qeyb ka qaatay ciidamada Kumaandooska ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana ay sheegtay dawladda Mareykanku in ay ilaa hadda qiimeyn ku wadaan khasaaraha ka dhashay weerarkaas.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com