HomeUncategorized

(Dhagayso) Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocade oo ka jawaabay howlgalkii lagula baxay gaariga Agaasimaha PL TV Ashir Nuur

Muqdisho, 11, Janu, 2015 - Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa isagoo ku sugan Muqdisho waraysi uu siiyay Daljir waxaa uu kaga warbixiyay howlgal ciidanka amnigu ay ku qaadeen guriga Agaasimaha PL TV Ashir Nuur, kaasi oo ay kula soo baxeen gaari uu ku shaqayn-jiray Agaasime Ashkir Nuur.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Buuhoodle)
QM oo gargaar dhaqaale oo dhan $4.5 milyan ugu deegday dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Puntland.
Booliska gobolka Mudug oo maanta mar kale ka hortagay dibad bax.

Muqdisho, 11, Janu, 2015 – Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa isagoo ku sugan Muqdisho waraysi uu siiyay Daljir waxaa uu kaga warbixiyay howlgal ciidanka amnigu ay ku qaadeen guriga Agaasimaha PL TV Ashir Nuur, kaasi oo ay kula soo baxeen gaari uu ku shaqayn-jiray Agaasime Ashkir Nuur.

Waraysigaasi waxaa la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Fadlan Hoos ka Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: