Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Wariye Kooshin – Isniin 11 – Janu 2016

Dhagayso Garowe  – Barnaamijka Caawa iyo Daljir Wariye Kooshin – Isniin 11 – Janu 2016 – Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah 

Shirkii 3aad ee Wadatashiga Heer-ka Qaran oo la filayo in birri uu ka furmo Kismaayo, iyo kulamo gooni gooni ah oo xal-siyaasadeed lagu baadi-goobayo oo caawa Kismaayo ka socda.
 
Dawladda Puntland oo bilowday qorshe maalgashi iyo sahmin dhuleed, kaddib furitaankii Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee Boossaaso.
 
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Howlgal ay gaari kusoo furteen ciidanka amniga Garowe, gaarigaasi oo dhexyiilay guriga agaasimaha Puntland Tv Ashir Nuur
 
Allaha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Abwaan Cali Sugule oo ka mid ahaa abwaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ka ahaa dalkeena Soomaaliya.
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com