Dhagayso Wasaaradda waxbarashada Puntlnad oo ka warbixisay tan iyo 2010-kii deeqihii waxbarasho ee wasaaraddu heshay.

Garowe, Aug, 31, 2016 – Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maantay si rasmi ah usoo bandhigtay deeqihii waxbarasho ee ay heshay wasaaraddu tan iyo sanadii 2010-kii, waxaana wasaaraddu sidoo kale warbixinteeda ku caddaysay natiijooyinkii imtixaanadii shihaadiga ahaa iyo sida ay u maaraysay.

Shirjaraa’id oo mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashadu ku qabteen xarunta wasaaradda ee Garowe waxaa si faahfaahsan uga hadlay Agaasimaha Imtixaannada Wasaaradda u qaabilsan Axmed Saahid

Hoos ka dhagayso codkii

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com