Dhagayso Ganacsade ka cabanaya dayn uu ku leeyahay Xukuumadda Puntland oo uu dhibaato kala kulmay

Garowe, Aug, 31, 2016 – Ganacsade C/raxmaan Jaamac Cismaan oo ah Mulkiilaha Hotello ku yaala Garowe ayaa cabasho wayn ka muujiyay lacago daymo ah oo uu ku leeyahay xukuumadda Puntland, gaar ahaan xafiiska M/kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Cammay.
 
“Waxaan diray odoyaal aad u badan, ma helin jawaab cad, waxaan dhibaato xun iyo aflagaado kala kulmay agaasimaha waaxda maamulka lacagta Madaxtooyada, waxaa jira hagar-daamo la iigaystay, waxaa jirtay in xattaa ilaalada gaarka ah ee M/kuxigeenku ay xabado ku rideen gabar aan ka kireeyay hotelkayga Istaanbuul, dartay ayaa dhibkaasi loogu gaystay” Sidaasi waxaa yiri Ganacsade C/raxmaan Jaamac
 
Hoos ka dhagayso codkii Ganacsadaha

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com