HomeUncategorized

(Dhagayso) Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Abraco 06 – April – 2016 Wariye Xasan Haykal

Boossaaso, 06 - April - 2016 Warka fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal. Halkaan ka dhagayso warkii oo dhammaystiran

Dawladda Kenya oo wali tabataagan mellayshiyaad dilay askar dawladda ka tirsan.
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey xubno ka tirsan xukuumadda iyo xeer ka hadlay sharciga darawalnimada.
Xaaladda deegaano hoos taga degmada Xudur oo dagan ka dib dagaalo ka dhacay xalay.

Boossaaso, 06 – April – 2016 Warka fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal. Halkaan ka dhagayso warkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: