HomeUncategorized

(Dhagayso) Barnaamijka Caawa iyo Daljir Arbaco 06 – April – 2016 Axmed Shiikh Maxamed (Tallman)

Boossaaso, 06 - April - 2016 - Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

Wafti uu hogaaminayo wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo gaaray Buuhoodle, dhaliilayna hoggaanka Puntland.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 17 – April – 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Studio Daljir Boossaaso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamed Laki Man.
Boossaaso, 06 – April – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
R/wasaare Cumar oo gaaray Muqdisho, iyo madaxda Puntland oo sagootisay
 
Madaxwaynaha Puntland oo sharaxaad ka bixiyay hishiiskii ay la saxiixdeen DF
 
Jaaliyada Puntland ee Washinton oo si wayn usoo dhaweeyay hishiiskii Garowe
 
Prof: C/salaan Doolayare oo sharaxaad ka bixiyay ahmiyada Hishiiskii Garowe
 
Dhaqtar cilmu uusan baran ku daaweeya dadka oo Daljir u waramay
 
Shir ku saabsan ammaanka oo lagu qabtay Burtinle iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: