HomeUncategorized

(Dhagayso) Siyaasi Maxamed Cabdinuur oo sheegay in aysan cidna uga heybaysanaynin in ay ka shiraan masiirka ummadda, dawladdana ugu baaqay sharciga in ay ixtiraamto.

Garowe, 15, Nov - Siyaasi, Ganacsade Maxamed Cabdi Nuur Xirsi oo muddo labo goor ah u tartarmay xilka madaxtinimo ee dawladda Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay go\\\\\\\'aan shalay kasoo baxay maamulka gobolka Nuugaal, kaasoo la xiriiray inaan Garowe lagu qaban-karin shirar siyaasadeed iyo kuwa looga hadlayo hiigsiga 2016.

DHEGEYSO-Musuq-maasuqa doorashada labada aqal oo gaarey heerkii ugu sarreeyey.
Bandowgii lagu soo rogay magaalada Galkacyo oo xalay si rasmi ah u dhaqan galay. [Akhris …]
?Wuxuu ahaa miinada meesha fog laga hago qarixii aan ka badbaaday, waxay doonayeen inay I dilaan ma aqaan sababta? guddoomiye ku xigeenka G. Sool.

Siyaasi, Ganacsade Maxamed Cabdi Nuur Xirsi oo muddo labo goor ah u tartarmay xilka madaxtinimo ee dawladda Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay go\’aan shalay kasoo baxay maamulka gobolka Nuugaal, kaasoo la xiriiray inaan Garowe lagu qaban-karin shirar siyaasadeed iyo kuwa looga hadlayo hiigsiga 2016.

 
Mudane Maxamed Cabdinuur oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir waxaa uu sheegay go\’aankaasi inuu yahay mid aan waafaqsanayn Dastuurka dalka, shacabkuna ay xaq u leeyihiin in ay ka shiri-karaan ammuuraha ku xeeran masiirkooda.
 
Siyaasi Maxamed waxaa uu hay\’adaha dawladda iyo maamullada gobollada ugu baaqay in ay ixtiraamaan qaynuunka dalka iyo dadka. Waxaa waraystay wariye Maxamed Cabdullahai Cali Kooshin,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: