DHEGEYSO-Musuq-maasuqa doorashada labada aqal oo gaarey heerkii ugu sarreeyey.

Muqdisho, Dec 04 2016-Musuq-maasuqa iyo wax isdaba marinta hanaanka doorashada Soomaaliya, gaar ahaan doorashada labada aqal ee barlamaanka ayaa gaarey heerkii ugu sarreeyey, iyadoona ay marxaladaan siweyn u dhaliilayaan siyaasiyiin kala duwan.

Abu-kaate Caydiid Ilka-xanaf, gudoomiyihii hore ee maxkamadda ahna musharax u taagan kurasaasta aqalka sare, ayaa sheegay in sifo aan sharci ahayn looga saaray liiska musarixiinta aqalka sare ee Soomaaliland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com