Dhagayso Sabti, 19, March, 2016 Barnaamijkii Caawa iyo Daljir wariye C/naasir Maxamed Cali

Gaalkacyo, 19, March, 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinayaa wariye C/naasir Maxamed Cali oo ku sugan Daljir Xarunteeda Gaalkacyo qodobada aad ku maqli-doontaa waxaa ka mid ah:
 
Madaxwayne Xassan Shiikh oo sheegay in dagaalka ka socda Puntland oo la mid yahay kan ka socda gobollada Koonfuteed ee Soomaaliya
 
Wasiirka warfaafinta Puntland oo sheegay in Puntland ay cafis u fidinayso qofkii si nabad ah isugu soo dhiiba Puntland
 
Al-shabaab oo dad ka aftuubtay oo reer miyi ka aftuudbay deegaanka Suuj
 
Maamula Godob-jiiraan oo sheegay in ay qabteen nin Shabaab ah oo dhaawac ah Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com