Dhagayso W. Soocade: Shacabka Puntland firxadka Shabaab dawladda ha usoo sheegeen, maalintii 4aad guul-baan ka gaarnay dagaalka.

Garowe, 19, March, 2016 – Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljr ayaa sheegay in dowladda Puntland maalintii 4aad ay guulo waawayn ay gaartay.
 
“Ma caddayn-karo in Shabab ay dad reer guuraa ah afduubteen, balse ma’ahan arrin lala yaabo oo Shabaab waa lagu yaqaanaa ficillada xun, dhawaana shacabka Puntland war aad u fiican ayay naga heli-doonaan, Toga Suug-na baryo ugama bixin ee xoog baa looga saaray, waxaana shacabka reer Puntland ka codsanaynaa firxad-ka Shabaab in ay lasodsiiyaan dowladooda.
 
Hoos ka dhagayso waraysi uu wasiirka la yeeshay Wariye Shaafici C/qaadir

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com