Dhagayso Saakay iyo Dunida 16 Nov – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, Nov, 16 – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaa barnaamijku saakay idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii 24kii saac ee ugu dambeeyay ka cusbaa gudaha Dalka Soomaaliya iyo Caalamkaba.

Halkaan ka dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com