HomeUncategorized

Dhagayso R/wasaare Cumar: Puntland Amisom uma baahna, ciidan ku filana way haysataan,

Muqdisho, 20, March, 2016 - Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in aysan Puntland u baahnayn ciidan AMISOM ah, ayna isku filan-tahay, DF-kuna ay caawinayso.

Soomaaliland oo dusha u ridatay dar-dar gelinta howlihii caafimaad ee MSF ka wadday Togdheer
DEG DEG DHAGEYSO: Laamaha Amniga Gobalka Bari oo ka hadlay Iska horimaad dhacay
Maraykanka oo Tababar u soo xiray Saraakiil AMISOM ah

Muqdisho, 20, March, 2016 – Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in aysan Puntland u baahnayn ciidan AMISOM ah, ayna isku filan-tahay, DF-kuna ay caawinayso.

Ra’iisul-wasaare Cumar C/rashidi Cali Sharmaake ayaa mar-ka hore ka sheekaynaya shirkii Talyaaniga iyo nuxurkii kasoo baxay, hoos ka dhagayso waraysi uu siiyay Radio Daljir.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: