Site icon Radio Daljir

Dhagayso R/wasaare Cumar: Puntland Amisom uma baahna, ciidan ku filana way haysataan,

Muqdisho, 20, March, 2016 – Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in aysan Puntland u baahnayn ciidan AMISOM ah, ayna isku filan-tahay, DF-kuna ay caawinayso.

Ra’iisul-wasaare Cumar C/rashidi Cali Sharmaake ayaa mar-ka hore ka sheekaynaya shirkii Talyaaniga iyo nuxurkii kasoo baxay, hoos ka dhagayso waraysi uu siiyay Radio Daljir.

 
https://daljir.com//resources2/files/REYSAL%20WASRRE%20CUMR%20CABDI%20RASHIID%20%20GALABTA.mp3?_=1
Back to Home page