HomeUncategorized

Dhagayso Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay meelo ka mid ah Karkaar

Qardho, 10 - April - 2016 - Dhagayso Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay meelo ka mid ah Karkaar, wariyaha Daljir Qardho ayaa kusoo waramaya in roobabku ay yihiin kuwo aad loogu diirsaday.

Xaaladda amni ee Galkacyo oo ka soo raynaysa iyo diiwaan-galintii hubka yaryar oo wali socota.
Dawladda Federaalka oo heegan galisay ciidankeeda, codsatayna in cunaqabataynta hubka laga qaado Somaliya.
War saxaafadeed – Xukuumadda KMG iyo Ahlu-Sunnah wax badan baa ka dhexeeya.

Qardho, 10 – April – 2016 – Dhagayso Roobab  lagu diirsaday oo ka da’ay meelo ka mid ah Karkaar, wariyaha Daljir Qardho ayaa kusoo waramaya in roobabku ay yihiin kuwo aad loogu diirsaday. Roobabku waxay kusoo begmayaan xilli deegaano badan oo ka tirsan Puntland ay ku dhufteen abaaro saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba.

Halkaan ka dhagayso warbixin uu ka diyaariyay roobabka wariye Maxamuud Fantastic oo Daljir Qardho ku sugan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: