(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Axad 10 – April – 2016 Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Studio Daljir Garowe)

Garowe, 10 – April – 2016 Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi, qodobada ugu waaawayn barnaamijka ee aad caawa ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

Shirkii madasha ee madaxda Somalida oo maanta Muqdisho ka furmay, iyo madaxweynaha dawladda federaalka oo tilmaamay arrimaha looga hadlayo.

Furitaanka Fadhigii baarlamaanka dawladda federaalka oo maanta baaqday.

Taliye kuxigeenka ciidanka bilayska Puntland Gen. Cabdiqaadir Shir Faarax Erag oo ka hadlay arrimo amniga iyo alshabaab la xiriira iyo deeqo lacageed oo daryeel ciidan ah.

Roobabkii gu’ga oo deegaanno Puntland ah ka da’ay, iyo oday hoggaanka haya geeddi-hayaan ah oo aan ka waraysannay halkay ku socdaan.

Golaha fulinta xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo xilalkii ka xayuubiyey guddoomiye kuxigeennada labaad iy saddexaad ee xisbiga Kulmiye. Iyo qodobo kale

Hoos ka dhagayso barnaamijii oo dhmaaysiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com