Site icon Radio Daljir

Dhagayso Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay meelo ka mid ah Karkaar

Qardho, 10 – April – 2016 – Dhagayso Roobab  lagu diirsaday oo ka da’ay meelo ka mid ah Karkaar, wariyaha Daljir Qardho ayaa kusoo waramaya in roobabku ay yihiin kuwo aad loogu diirsaday. Roobabku waxay kusoo begmayaan xilli deegaano badan oo ka tirsan Puntland ay ku dhufteen abaaro saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba.

Halkaan ka dhagayso warbixin uu ka diyaariyay roobabka wariye Maxamuud Fantastic oo Daljir Qardho ku sugan

https://daljir.com//resources2/files/warbixinta%20robabka%20ka%20da%20ay%20%20meela%20kamidah%20gubolka%20katrrkar%20by%20fantastic%20%204_10_2016_2.mp3?_=1
Exit mobile version