HomeUncategorized

(Dhagayso) Nuur Shire: Nin Dharbaaxo Quureed-dugsaday Dhaqayadeed Maalye, Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhowrataa abide

Garowe, 03 - April - 2016 - Guddoomiyaha Dalada PUNSAA Nuur Shire Cismaan oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa nasiib-darro wayn ku tilmaamay in madaxwayne Xassan Shiikh uu shaaciyo in Puntland ay qaadatay nidaamka 4.5, waxaana Nuur uu saluugmo wayn ka muujiyay in warka kasoo yeeray Xassan Shiikh aysan ogayn bulshada Puntland.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cumar Laki Man.
Idaacaddii Radio Gaalkacyo oo albaabadu la isugu dhuftay, iyo agaasimihii idaacaddaas C/llaahi Xirsi Cadde oo lagu xiray saldhiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo.
Baahin: Salaasa, Apr 19, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. “Dadaalka ugu badan ayaannu ku bixin doonnaa hirgalinta heshiiskii Nairobi” M/weyne Faroole … Wafti ka kooban taliska ciidanka bilayska ee Puntland oo gaaray Galkacyo, shirna la yeeshay guddiga amniga ee gobolka Mudug … Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in ay isu dhiibeen maamulak gobolka Gedo … Wasaarada caafimaadka ee Puntland oo bilawday mashruuc lagu cirib-tirayo cudurka Jadeecada oo la sheegay in uu ka dilaacay Bossaso & Garowe …

Garowe, 03 – April – 2016 – Guddoomiyaha Dalada PUNSAA Nuur Shire Cismaan oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa nasiib-darro wayn ku tilmaamay in madaxwayne Xassan Shiikh uu shaaciyo in Puntland ay qaadatay nidaamka 4.5, waxaana Nuur uu saluugmo wayn ka muujiyay in warka kasoo yeeray Xassan Shiikh aysan ogayn bulshada Puntland.

“Arrimaha socda markaan arkay waxaan soo xasuustay maansadii oronaysay Hadaad dhimato geeridu marbay nolasha dhaantaaye, dhaqashiyo marbay kaa yihiin dharigu xaaraane, nin dharbaaxo quureed dugsaday dhaqayadeed-maalyay, dhashaaday sugtaa xaajadaad dhowrataa abide”

Hoos ka dhagayso waraysigaasi oo ay la yeelatay wariye Faadumo Taxadar

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: