Dhagayso Barnaamij Gaah oo ku saabsan Ammaanka Gobolka Bari Wariye Xassan Haykal

Boossaaso, 03 – April – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamij gaar ah oo uu idiin diyaariyay wariye Xassan Haykal, barnaamijkaasi oo ku saabsan sidii loo adkayn-lahaa ammaanka gobolka Barri, waxaana kasoo qayb-galay kulankaasi Maamulka Gobolka, Kan Dagmada, Guddiyada Xaafadaha, Iyo Guddiyada Barakacayaasha Boossaaso

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com