
Arbaco, July 01, 2015 (Daljir)_Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad taariikhi ah ka jeediyey munaasabadda 1-da Luuliyo oo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya.
Dhagayso
FAALLOOYIN & FALCELIN