DHAGAYSO: Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in Shirka Cadaado uu yahay Shirqool Xamar laga soo Abaabulay

Arbaco, July 01, 2015 (Daljir)_Madaxweynaha oo xalay ka hadlayay munaasabaddii 1-da Luuliyo ayaa sheegay in shirka cadaado ka socda uusan aheyn mid maamul federaal ah lagu dhisayo , balse waxaa uu tilmaamay in uu yahay shirqool xamar  laga soo maleegay oo loogu talagalay in lagu carqaladeeyo maamul nabad ah oo jira.

\’\’ Waxaan idiin sheegayaa in Puntland ay ka horaysay Federaalka , Puntland uma baahna in federaal aqoonsado , jawaari baan waxaan ka maqlayey isagoo leh maamulada aanan aqoonsaneyn marka jawaari cid maanta uga baahan in uu aqoonsado majirto \’\’ Ayuu  yiri madaxweynaha Puntland.

Hoos ka dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com