(Dhagayso) Dood ku saabsan Nooca Saamaynta Qurba-joogta Reer Puntland

Waxaa doodaan marti galiyay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaana lagu falanqaynayaa 3 su’aalood oo kale ah:

1- Intee ayay le’eg tahay Saamaynta ay Qurba Joogta reer Puntland ay ku leeyihiin deegaannada Puntland?

2- Xiriir maka dhaxeeyaa kororka Da’yarta Tahariibaysa, iyo Qulqulka Qurba joogta dalka kusoo laabanaysa ?

3 – Dowladda Puntland jihayn iyo qorshe ma u samaysay Qurba Joogta reer Puntland ?

Dooda waxaa ku marti ah labo aqoonyahan oo oo kale ah Rooble Axmed Daahir iyo Maxamed Shire Cabdi (Haariye) Daljoog iyo Dibad-joog kala taageersan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com