(Dhagayso) Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi oo xaaraan ku tilmaamay qorshaha isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland

Garowe, Janu 05, 2016 – Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi ayaa dhaliil xooggan usoo jeediyay qorshaha xukuumadda Madaxwayne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ee ahaa isla xisaabtanka xukuumadda, qorshaasi oo muddo jadwalkiisu shalay Garowe lagu soo xiray.

“Isla xisaabtanka dhabta ah waa in shacabku ay su’aalo waydiiyaan xukuumadda, dadku caqli bay leeyihiin, lamana khiyaami karo, macquul-na mahan inta qol la isku soo xiro in su’aalo la iswaydiiyo” Sidaasi waxaa yiri Siyaasi Maxamed Cabdinuur

Hoos ka dhagayso waraysigii oo dhammaystiran oo wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin uu la yeeshay.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Garowe.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com