HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 14 -Dec 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 14 -Dec 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Maraykanka oo liiska argagixisada gaarka ah ku daray Cabdulqaadir Muumin.
Maamulka Xaafuun iyo Kalluumaysatada oo iskaashanaya oo soo furtay dooni ku afduubnayd halkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo maanta u Dhoofay imaaraadka Carabta

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 14 -Dec 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah ee barnaamijka caawa lagu soo qaatay.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Gaalkacyo dib ugu soo laabtay maantay, kana warbixiyay safarkiisa.

Ciidamada amniga Puntland Iyo Maamulka Gobolka Bari oo si wadajir ah gacanta ugu soo dhigay Rag lagu eedeeyay in ay yihiin kuwa dadka daabula.

Warbixin laga soo saaray weerarada Al-shabaab ay ku qaadaan xarumaha AMISOM oo korortay.

Siyaasi Cali Khaliif Galayr oo been abuur ku tilmaamay inuu ku biiriyo Maamulka Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: