HomeUncategorized

Dhagayso: B.Saakay iyo Dunida Iyo Daljir Kooshin 15 -Sep 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Dhagayso Saakay iyo Dunida Iyo Daljir Kooshin 14 -Sept 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Ahlu-sunna iyo Dooxada Shabeelle oo guulo ka sheegtay dagaal xalay ka qarxay Beledweyn.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal.
WAR-MURTIYEED: Mowqifka Puntland ee shirka wada-tashiga doorashooyinka Soomaaliya

Dhagayso Saakay iyo Dunida Iyo Daljir Kooshin 15 -Sep 2-15 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Gaalkacyo dib ugu soo laabtay maantay, kana warbixiyay safarkiisa.

Ciidamada amniga Puntland Iyo Maamulka Gobolka Bari oo si wadajir ah gacanta ugu soo dhigay Rag lagu eedeeyay in ay yihiin kuwa dadka daabula.

Warbixin laga soo saaray weerarada Al-shabaab ay ku qaadaan xarumaha AMISOM oo korortay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: