HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir 21 March 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

Garowe, 21, March, 2016 - Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa laga soo diyaariyay xarunta Daljir Garowe waxaa idinla socod-siinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, qodobada ugu waawayn barnaamijkeen waxaa ka mid ah:

Qorshe lagu kobcinayo Isboortiga oo si xawli ah uga socda gobollada Puntland.
Dad rayid ah oo lagu dilay magaalada Gaarisa.
Cutub ka tirsan ciidanka bilayska ee Puntland oo tababar tayayneed u xirmay.

Garowe, 21, March, 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa laga soo diyaariyay xarunta Daljir Garowe waxaa idinla socod-siinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, qodobada ugu waawayn barnaamijkeen waxaa ka mid ah:

Madaxweynaha Dawladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo sheegay inuusan dhammaanin dagaalka Shabaab, dadka Puntland-na ugu baaqay Feejignaan iyo diyaar-garow hor-leh.
 
Dagaalkii Aaga Garacad oo Marqribkii istaagay, Iyo Saraakiisha ammaanka oo wacad ku maray in ay soo afjari-doonaan howlgalkaasi maalinta biriya.
 
Dawladda Puntland oo soo bandhigtay Qasaarihii kadhashay dagaalladii shalay ka dhacay Toogga Suuj ee Garmaal ee  Gobolka Nugaal iyo Deegaanka Dabakaran ee Gobolka Mudug.
 
Firxadkii Shabaab ee Toga Suuj, Iyo Garmaal oo wali hay’adaha ammaanku ku baac-sanayaan deegaanno ka tirsan Karkaar iyo ammaanka gobolka oo aad loo adkeeyay.
 
Soodhawayn ballaan oo Garowe galabta loogu sameeyay Saraakiil uu hoggaaminayo General Muxuyadiin oo soo afmeeray Howlkalkii Toga Suuj
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: