HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Talaado 17 Oct 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boosaaso, Oct, 17, 2016 - Halkaan ka dhagayo barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa caawa idina lasocodsiiya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaana barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljri xarunteeda Boossaaso, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda

Heshiishka ganacsiga ee Maraykanka iyo Koonfur Kuuriya oo hirgelaya.
Dowladda Somalia oo War ka soo Saartay shir looga Hadlayay Maaliyadda dalka
Heshiis horudhaca oo laga gaaray dhexdhexaadintii beelihii ku dagaalamay dhawaan deegaanka Rako ee goblka Karkaar.

Boosaaso, Oct, 17, 2016 – Halkaan ka dhagayo barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa caawa idina lasocodsiiya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaana barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljri xarunteeda Boossaaso, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0