HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo kawarbixiyey halka waxmarayaan.

Boosaaso, Oct 18 2016--Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo sanadkan Gudihiisa uu Magacaabay Madaxweyanaha Dowlada Puntland C/wali Cali Gaas ayaa Waxa ay Markii ugu Horaysay Maanta ay kahadleen abaarta kajirta deegaano Badan oo kamid ah Puntland iyo qaylo dhaanta kasoo yeeraysa Dadka ay abaartu saamaysay .

Rabshadihii Koonfur Afrika oo sahlay in dhac loo geysto 500 Dukaan oo Soomaalida leedahay (MAQAL)
Danjire Michele Cervone iyo Madaxweyne Gaas oo Nairobi ku Shiray
QM: Somaliya kaalmaha hore ayey kaga jirta wadamada laga Adeegsado Gudniinka Fircooniga ah
Boosaaso, Oct 18 2016–Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo sanadkan Gudihiisa uu Magacaabay Madaxweyanaha Dowlada Puntland C/wali Cali Gaas ayaa Waxa ay Markii ugu Horaysay Maanta ay kahadleen abaarta kajirta deegaano Badan oo kamid ah Puntland iyo qaylo dhaanta kasoo yeeraysa Dadka ay abaartu saamaysay .
 
Gudiga ayaa sheegay in ay tagi doonaan Goobaha ay abaartu kajirto ayna diyaar Garow Balaaran ugu jiraan sidii Gurrmad Balaaran loogu samayn lahaa Dadka ay baaruhu saameeyeen..
 

Sheeq Axmed yuusuf Daad waa xubin kamid ah Gudiga Gurmadka abaaraha Puntland ahna Gudoomiyaha  Gurmadka Qaxootiga Yaman 

 

Waxa uu uwaramay isagoo kusugan Magaalada Garoowe Wariye Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: