HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 09 – Febru – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boossaaso)

Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socod-siinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Jamaal
DHEGEYSO-Qaadista canshuuraha gaadiidka oo ka socda magaalada Qardho.
DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo_Jimce_11
Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socod-siinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah.
 
Maxaa kasoo baxay shirkii Garowe ku dhexmaray Madaxwaynaha Puntland Gaas iyo Beesha Caalamka
 
Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo ka warbixisay shaqo ka socota dagada Boossaaso
 
Wasaaradda Deegaanka oo ku howlan burburinta xirmooyinka, iyo ladagaalanka Xaalufinta Dhirta
 
Iyo Abaaro laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: