(Dhagayso) Wasiirka dakadaha iyo gaadiidka badda Puntland oo sheegay in dhismaha dakada laga dhigayo 600-Miter

Boossaaso, 10, Febru, 2016 – Wasiirka dakada iyo gaadiidka badda Puntland Cabdullaahi Jaamac oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa si qoto dheer uga waramay qorshaha ay ku ballaarinayaan dakada Boossaso.
 
Wasiirku waxaa uu sheegay in dhismada dakadu uu saamayn doono dhismayaal ka ag-dhow dakada oo ay dagan-yihiin dad shacab ah, waxaana uu hadalkiisa raacsaday in ay waajib tahay in dhismayaashaasa la burburiyo.
 
Mar la waydiiyay qorshaha dowladdu ay ugu talagashay dadka laga duminayo dhismayaashooda ayuu ku jawaabay in qorshe loo samayn-doono.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir,
 
Waxaa waraysigaan la yeelatay wariye Faadumo Taxadar Hoos ka dhagayso
 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com