DHEGEYSO-Qaadista canshuuraha gaadiidka oo ka socda magaalada Qardho.

Qardho, Feb 02 2017-Taliyaha laanta canshuuraha gobolka Karkaar Ayaanle Muuse Ciise, ayaa ka warbixiyey qaadista canshuuraha gaadiidka oo si habsamileh uga socota magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com