HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 13 – Febru – 2016 Wariye Jamaal Faarax Aadan Daljir Gaalkacyo

Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa daadihinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, qodobada barnaamijka caawa waxaa ka mid ah:

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Laki Man.
AU iyo Qaramada midoobey oo ficilo aan loo dul-qaadan karin ku tilmaamay weerarada Argagixisada
Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garowe kula Shiray madax ka socotay Hay’adda UNDP
Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa daadihinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, qodobada barnaamijka caawa waxaa ka mid ah:
 
Puntland oo ku dhawaaqday Guddiga wax-ka qabashada Abaaraha Puntland
 
Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Talyaaniga oo waalidiinta Puntland uga digay Tahriibka dhalinyarada
 
Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Ciid oo ku baaqay in shaqada laga Eryo Ergiga QM u qaabilsan Soomaaliya Mecheal Keating
Rako Raaxo oo gole deegaan loo samaynayo Iyo qodobo kale
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: