HomeUncategorized

Dhagayos Caawa iyo Daljir Isniin 28 – March – 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

Garowe, 28 - March - 2016 - Dhagayso Barnaamijka Caawa io Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya barnaamijka wariye Maxamed C/laahi Cali Kooshin, qodobada aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Maxamed Laki Man.
Caawa iyo Daljir, Axad, March 17,2013,,Cabdifataax Cumar Geedi ‘( Daljir Boosaaso )
M/weyne Shariif iyo Afhayeen Sh. Adam Madoobe oo kulamo la yeeshay xubno ka tirsan golayaasha dawladda.

Garowe, 28 – March – 2016 – Dhagayso Barnaamijka Caawa io Daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya barnaamijka wariye Maxamed C/laahi Cali Kooshin, qodobada aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxwaynaha Puntland oo si wadajir ah maantay u wada-dhagax-dhigay Dhismaha Mashruuca ICT oo lagu kordhiyay wasaaradda warfaafinta Puntland.
 
Aqoonyahan Faysal Rooble oo R/wasaare Cumar C/rashiid ugu baaqay inuu xurmeeyo rabitaanka Puntland iyo bulshada kale ee diidan 4.5
 
Banaanbax lagu soo dhawaynayo ciidankii difaaca Puntland ee soo afjaray howlgalkii Danab oo maantay lagu qabtay Garowe.
 
Dalka Raashiya oo ku dhawaad 40 sanno kaddib Safiir cusub usoo diray Soomaaliya, si loo xoojiyo xiriirka labada dal.
 
Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland oo beenisay eedaymo kasoo yeeray kalluumaysatada Puntland.
 
Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo sheegay in ay biyo dhaamis ka bilaabeen deegaano ka tirsan Puntland iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso Banaamijkii oo dhamaystiran.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: