Caawa iyo Daljir, Axad, March 17,2013,,Cabdifataax Cumar Geedi ‘( Daljir Boosaaso )

Al-shabaab oo la wareegay Xudur kaddib markii ay saaka ka baxeen ciidamadii Itoobiya, Maxkamadda sare dawladda federaalka oo laashay xukun horay ugu dhacay wariye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim, Wasiirkii hore ee qorshaynta Puntland oo xilkii ku wareejiyey midka cusub, iyo Ey dad ku cunay Muqdisho.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0